|
Address:
SASE Wadada Biibsiga Hargaysa Somaliland
Telephone:
+252
2 525406 +252 2 4418302 +252 2 4411161
E-mail: contact@sase-sl.org |
SHAQOOYINKA SASE
- SASE wuxuu gacanta ku hayaa maamulka iyo horumarinta dugsiga bbahida gaarka ah ee harigesa
- SASE wuxuu u doodaa xaqa iyo xuquuqda caruurta baahida gaarka ah qabta ee soamliland
- SASE wuxuu u doodaa marka la qabanyo shirarka dawladda iyo kuwa haayadaha isaga oo xoojinaya waxbarashada gaarka ah
- SASE wuxuu shiishka ku hayaa xaqa iyo xuquuqda caruurta isagaoo dadweynaha ku gaadhsiinaya siminaaro wacyigalin ah iyo waano iyo tusaalooyin laga baahinayo saxaafadda

- SASE wuxuu taageeraa waalidiinta caruutoodu naafada tajau si ay u sameystaan shabakad isku xidhan
- SASE wuxuu ku tababaraa macalimiinta dugsiyada hoose iyo dhexe ee dawliga ah aasaaska waxbarashada gaarka ah
- SASE wuxuu baadigoobayaa miisaaniyad lagu horemarin lahaa waxbarashada gaarka ah ee Somaliland oo dhan
|