![]() |
English language | |
|
Address: |
KU TABARRUCID Sida aad u caawin kartaa waa siyaabo kale duwan! Qoysas badan oo caruurtoodu naafo tahay ayaa la liita saboolnimo taas oo keentay inay ku adkaato bixinta sharshaadka looga baahan yahay dugisga iyo inay siiyaan waxbarasho wakhtiga ku haboon ubadkooda. Sidaa daraadeed waxaan u baahanahay taageero si waxbarashadooda iyo dugsigooguba u sii socdaan caruurtaas. Shakhsi ahaan waxaad ka mid noqon kartaa mid kafaalo qaada oo fududeeya carbinta, barbaarinta iyo waxbarashadooda hal arday oo ka tirsan dugsiga baahida gaarka ah ee hargiesa, adigoo ku tabarucaya fiiga dugsiga:
![]() Dhamman lacagta oo dhami ka midtahay oo ay galaysaana fiiga iskuulka. Haddi ay kaa go’antahay in aad caawisid waxaad helidoontaa lixdii biloodba mar, warqad cadaynaysa gargaarkii aad bixisay midhihii ay soosaareen oo ah horomarka ardayga waxad ka mid noqon kartaa in aad kafaalo qaadid ama aad ka qaybqaadatid maal gashiga mashruucyada yar yar oo ah ilo waxu soosaar dugsiga baahida gaarka ah ee hargiesa kuwaas oo qayb ka qaadanayaa sii jiritaanka iyo siiwadidda dugsiga,. Kuwaas oo ah :
|