English language

Gogoldhig | Himilada iyo Aragtida | Daraasad | Shaqooyinka | HSSN | Iskaashadaan | Ku tabaruc

Address:

SASE
Wadada Biibsiga
Hargaysa
Somaliland

Telephone:

+252 2 525406
+252 2 4418302
+252 2 4411161

E-mail:
contact@sase-sl.org

Sahan Lagu Sameyay Baahida Gaarka Ah Ee Ka Jirta Hargiesa September 2006

Sahanku wuxuu daboolay

Degmo Tirada guryaha uu dhamaystiray
Gacan libax 1130
Koodbuur 1078
Axmed dhagax 810
M. Haybe 760
26ka june 716
Wadar 4494

Baahida ka jirtaa inta ay leegtahay

Degmo Siday u kala badantahay
Axmed dhagax 13.7
26ka june 12.0
Maxamuud haybe 11.1
Gacan libax 9.5
Koodbuur 9.0
Celcelis 11.06

Naafada jirtaa siday u kala badan tahay

Baahida gaarka ah Qayb ahaan intay leegtahay
Curyaan jidhka 29.3
Xiskoodu hooseeyo 26.5
Dhago la’aan 12.9
Indho la’aan 12.0
Aan hadlin/agnaan ah 9.0
Dabeecad xun 3.3
Xangululu soo dhaafay laf dhabarta (CP/EP) 3.8
Saaqidiin 3.0
Garashadoodu sareyso 0.0

Waxa loo maleynayo in ay sababeen
  • Waxaa sababa hiddo
  • Dhalashada ka hore oo ay sababto:maan dooriyayaasha oo la isticmaalo, dhiig karka, warwarka, nafaqo daro ku dhacda hooyada uurka leh
  • Wakhtiga dhalashada oo ay sababto: foosha oo dheerata
  • Wakhtiga dhalashada ka dib oo ay sababto: cudurka dabaysha, nafaqo daro ku dhacda ilmaha, Shilal
U koorgalid

Degmo Wadarta dadka baahida gaarka ah % laa ogaaday % aan la ogaan
Axmed dhagax 111 29 71
Gacan libax 107 23 77
Koodbuur 97 23 77
26ka juun 86 19 81
Maxamuud haybe 84 39 61
Wadar 485 26 74

Barnaamijka inta ka diiwaan gashan



Qodobada ugu muhiimsan
  • Saboolnimo
  • Qalalaas – dagaal
  • Jaahilnimo
  • Nafaqo daro
Talooyinka muhiimka ah

  • Qaabaynta siyaasadeed ee ku wajihan dadka qaba baahida gaarka ah
  • Fulinta iyo horumarinta haayad u hadasha
  • Kobcinta waxbarashada bulshada
  • Dhibta haysata ilmaha oo hore loo ogaado, loona aqoonsado iyo rug lagu baadho
  • In la aasaaso hanaan lagu gudbinayo dadka qaba baahida gaarka ah
Talo bixin

  • Waxbarasho isku jirah oo loo sii marayo ECD, VST iyo tababar macalin
  • Diirada oo la saaro ka hor taga
  • Tiknoolajiyad caawinaysa l qabsiga
  • Daraadaad